Heeshkiisa uu Janan qaatay, maxay uga dhigan tahay Axmed Madoobe !(Wax badan ka Ogow)

Dhowrkii cisho ee la soo dhaafay si gooni ah baan ugu fooganaa dhaq dhaqaaqyada is badalka siyaasadeed ee ka jiray Gedo, gobolka labbaad ee dhulka soomaalida inuu ugu weyn yahay la sheego, dhaq dhaqaaqasi mar dadka gobolkaasi dagan neecaaw udgoon iyo nabar walwaleed oo ka feydmay buu u noqday, mar na Jubbalanta Axmed Madoobe buu … Continue reading Heeshkiisa uu Janan qaatay, maxay uga dhigan tahay Axmed Madoobe !(Wax badan ka Ogow)